Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Kootada Haweenka iyo Beelaha la Hayb-sooco

0
Sunday October 04, 2020 - 18:15:25 in Latest News
  • Visits: 189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland oo ka Hadlay Kootada Haweenka iyo Beelaha la Hayb-sooco

    "In kootada dumarka iyo beelaha la hayb-sooco laga saaro xeerka guud ee doorashooyinka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysamedia
"In kootada dumarka iyo beelaha la hayb-sooco laga saaro xeerka guud ee doorashooyinka"

Hargeysa (HM) Madaxweynaha Somaliland, midane Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay arrinta kootada haweenka iyo beelaha la haub sooco, ayaa sheegay in aanay sax aheyn in laga saaro xeerka guud ee doorashooyinka Qaranka



Madaxweynaha Somaliland mudane Miise Biixi Cabdi, isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi. "In kootada dumarka iyo beelaha la hayb-sooco laga saaro xeerka guud ee doorashooyinka Qaranka sax may ahayn, waayo inay taliyaan oo ay xaq u leeyihiin Diiinteena Islaamka iyo sharcigeennuba way ogol yihiin.


Waar ILLAAHEY aynu ka yaabno oo hablaheenna aynu xaqooda dhawrno, xisbiga KULMIYENA ka daalimaayo oo waanu wadaynaa sidii arrintaasi loo gaadhilahaa”