Hargeysa (HM): Guuli Waa Weli
Daqiiqadahan oo kale , maanta oo kale 28-may-1993 ayaa calanka wadanka Ereteriya lagga taagay Xarunta guud ee Qaramadda midoobay , jaantuska halkan idiinka muuqdaana waa markii la taagay calanka Ereteriya ilbidhiqsiyadii ugu horeeyey .
Ereteriya waxaynu soo wada maray halgan isku mid ah , xili isku midana waynu xorownay , hassa yeeshee calankoodu 27 sanadood ayuu ka taagan yahay Qaramadda midoobay , keenuna weli kama taagna , inta calankeena halkaa aynu ka taagaynana libteenu ma buuxdo , Guulina waa weli .
W/Q: Ahmed Nuur Guruuje
"Guuli waa weli ''
Hargeysa (HM): Guuli Waa Weli