Baaqa Dhalinyaradda iyo Imaatinka Buuhoodle Wasiir ka tirsan Somalia waa Shirqool inoga yimi Muqdisho Hargeysa (Hargeysamedia) Socdaalka Wasiir ka Tirsan somalia oo Buuhoodle Diyaarad yar ku yimid Abaabulka Buuhoodle Ee Dad Malinta Qaranka Xashiish Guraya iyaga Oo calanka somalia iyo khaatumo Xidhan iyo Baaqa lagu sheegay Inay Direen Dhalinyaro Reer Hargaysa ah Qaarkoodana Sawiradooda La Adeegsaday iyag oon waxba ka Ogayn ujeedka Baaqa Saddexdu-ba isku lamaan oo Waxaa Lagu Bahdilaayey Maalinta QaranimadeyEe 18-ka May
Badan yahaye Wasiirka Diyaarada yar saarnaa Ee buuhoodle yimid Isagu Waa nin Aynu is Hayno oo Waan filaayey inuu isku deyaayo inuu Burishkiisa Wasakhaysan ina Mariyo oo uu isku dayo inuu bulshadeena isku dhac ka dhaliyo oo uu Usoo dhuintee Waliba Waaynu ognahay inuu isagu abaabulay Dhalinyarada Xashiiska Guraysay
isaga oo Adeegsanaya Dhalinyaro Aan Wali majuur noqon iyo Shaqsiyaad Iska Qawlaysato ah oo Lamid ah kuwa xamar Saaha ku Cabee
Balse waxaay iswaydiintu Tahay Dhalinyarada Hargaysa jooga ee nasteexa iska Dhigaaya Ee Iyaga oo Nacayb Shaqsiyadeed Qaba Isku deyey inay caalamka iyo inadhaha Nacabka Tusaan in Qaranku kala qaybsan yahay
Maxay Mudanyihiin in Lagu abaal mariyo ?
Ma Nacab Qaranbaa mise Waa nasteex Dal iyo dad ?
Fkirka ay ku soo beegeen Maalinta Qaranku Ma yahay mid iyaga ka yimid mise waa War kiraale yaal cusub ?
Haduu maskaxdooda ka soomaaxday Maxay ugu soo beegeen Malinta Qaranka ee quluubta bulshadu midaysantahay ?
ma Midnimo iyo siday sheegayaan Dalkoo wanaagsanaada ayay rabeen mise Waxay Nacabkeena Tusinayeen in Dalku kala qabsan yahay oon la midaysnayn ?
Si kasta oo aad u haadiso iyo si kasta oo aad shaandha miiro ugu miirto waxaa kaaga soo baxaaya in Ay fulinayeen Dhalintaasi Mabda'a Xagjirnimo ku ah Masayrka Umada somaliland
Sobobtuna Waa xiliga ay ku soo beegeen fariinta iyo siday Dhalinta Qaar aan ku jirin oon waxba ka ogayn ay ugu soo dareen sawiradooda
Ugu yaraan waxay Soo qorsheeyeen in Qaranka ay xajiin foolxun Mariyaan Xataa hadii Laga fal celiyo Cida farta noocaasa soo Dhigtayna Waa Maskax Aragtideedu Shakhsi Nacab Ku aanay dhaafsiisnayn
Waxaanay moogtahay maskaxdaasi ha yaraato Ama hawaynaatee in Somaliland ka kortay Qof Nacayn Una kortay Qaran jacayl iyo Wadajir guud oon tashuush la Galin karin
Hargeysamedia.com
Hareysa/office.
"Baaqa Dhalinyaradda iyo Imaatinka Buuhoodle Wasiir ka tirsan Somalia waa Shirqool inoga yimi Muqdisho"
Baaqa Dhalinyaradda iyo Imaatinka Buuhoodle Wasiir ka tirsan Somalia waa Shirqool inoga yimi Muqdisho